Sanad kadib gelitaanka Kenya ee Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 15 Oktoobar, 2012, 06:08 GMT 09:08 SGA

Media Player

Maxaa is ka badalay xaaladda gobollada koonfureed ee ay ciidanka qabsadeen?

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Muxuu soo kordshiyey howlgalka Kenya ee koonfurta Soomaliya? Cabdirizaq Xaaji Catoosh ayaa waxaa uu waraystay Gudoomiyaha Degmadda Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, Abdixakim Cumar Xaaji, oo sheegayo in cisbitaallada iyo waddooyinka ay u furmeen.

Dhanka kale, Cabdullahi Macallin Xuseen, oo reerkiisa oo dhan uu ku baaba'ay duqeyn dhanka cirka ah, ayaa sheegayo in howl-galku uu la yimid khasaaro.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.