BBC navigation

Fanaanka da'da yar ee Lil Baliil

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Oktoobar, 2012, 18:11 GMT 21:11 SGA

Media Player

Lill Baliil waxaa uu ka soo qaxay Soomaaliya 2001, haatan waxaa uu leeyahay diyaar uma aha in uu ku noqda Muqdisho.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Fanaanka Lil Baliil, oo 20 sano jir ah, waxaa uu qaadaa heesaha afka Ingriiska iyo Soomaaliga, waxaa uu leeyahay, inkasta oo xaaladdu is badashay, hadana ma doonaayo in uu dib ugu laabto Muqdisho.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.