BBC navigation

Weriye Axmed Taajir oo geeriyooday

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 September, 2012, 10:18 GMT 13:18 SGA

Media Player

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Isiolo ee Kenya weriyihii caanka ahaa ee BBC u soo warrami jiray Axmed Maxamed Taajir oo muddo xanuunsanaa. Halkan ka dhageyso taariikhdiisi.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Axmed Maxamed Taajir waxa uu ahaa weriye aad loo jecel yahay codkiisa

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyoday magaalada Isiolo ee Kenya, wariyihii caanka aha Axmed Maxamed 'Axmed Taajir'oo in muddo ah xanuunsanaa.

Axmed Taajir oo aan filayo dhageystayaal in ay ku xasuustaan codkiisii cajiibka ahaa ahaa wuxuu muddo dheer ka soo shaqeynayey idaacadaha af-Soomaaliga ee Kenya iyo BBC.

Maxamed Cabdullaahi oo ah madaxii hore ee laanta af-Soomaaliga ee BBC ayaa Abdinur Shiikh Maxamed wuxuu ka wareystay taariikh-nololedkii Axmed Maxamed.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.