BBC navigation

Sawirrada qaraxa Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 12 September, 2012, 17:24 GMT 20:24 SGA

Qaraxyada Muqdisho

  • Hotelka uu qaraxo ka dhacay waxa la yiraahdaa Jasiira waxaana uu ku yaal garoonka Muqdisho meel u dhaw
  • Askari ka mid ah ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya
  • Madaxweynaha ayaa marka qaraxu dhacay kula kulmayay hotelka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya Sam Ongeri
  • Mid ka mid ah baabuurta ku burburay weerarka qarax
  • Askari Soomaali ah oo taagan banaanka hotelka qaraxu ka dhacay
  • Hotelka Jasiira
  • Weerarka waxaa sheegtay inay ka dambeeyeen al-Shabaab
  • Hotelka ayaa waxa waardiye ka hayay ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM
  • Madaxweynaha oo lala hadlayo kadib markii uu dhacay qaraxii koowaad.
  • Madaxweynaha oo goobta laga kaxeynayo qaraxii kadib
  • Mid ka mid ah ciidanka ammaanka oo ag taagan baabuurta gurmadka deg degga ah.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.