BBC navigation

Sawirro: Socdaalka Afrika Express

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 September, 2012, 12:20 GMT 15:20 SGA

Sawirro Tareenka Afrika Express

  • Tareenka ayaa waxa uu toddobaadkan socod ku marayaa dalkan UK. Sawirkan waxaa ku jira Amadou Bagayoko
  • Socdaalka waxaa la bilaabay sanadkii 2006.
  • Qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan qaaradda Afrika oo ay ku jiraan Baaba Mal, Rokia Traore, Tony Allen iyo Bassekou Kouyate
  • Tareenka ayaa dhexdiisa waxa ka socda waxyaabo badan.
  • Durbaan-garaace Tony Allen oo u dhashay Nigeria ayaa si weyn loo soo dhaweeyay.
  • Socdaalka tareenka Africa Express waxa uuq eyb ka yahay London 2012 Festival oo barbar socday caayaraha Olympic iyo Paralympic
  • Mararka qaar ayaa tareenku istaagaa oo heesaagu ay dadka meelaha ay marayaan u heesaan.
  • Africa Express waa tareen ay saarakn yihiin 80 heesaa caan ka ah qaaradda Afrika oo socdaal ku maraya Afrika, Yurub iyo meelo kale. Toddobaadkan waxa ay marayaan UK.
  • Maalin walba waxa ay ka qeybgalayaan barnaamijyo kala duwan
  • Africa Express waa tareen ay saarakn yihiin 80 heesaa caan ka ah qaaradda Afrika oo socdaal ku maraya Afrika, Yurub iyo meelo kale. Toddobaadkan waxa ay marayaan UK.
  • Heesaaga Ingiriiska ah ee Rizzle Kicks ayaa waxa ay taageero ka heleen taageerayaashooda.
  • Ilaa hadda fanaaniintu waxay sameeyeen saddex riwaayad oo waaweyn, oo ay ka dhigeen Middlesbrough, Glasgow iyo Manchester
  • Qaar ka mid ah Fanaaniinta oo isa sii diyaarinaya
  • Africa Express waa tareen ay saarakn yihiin 80 heesaa caan ka ah qaaradda Afrika oo socdaal ku maraya Afrika, Yurub iyo meelo kale. Toddobaadkan waxa ay marayaan UK.
  • Socdaalka tareenka oo mari doona magaalooyinka Cardiff, Bristol iyo London ayaa waxa ay soo bandhigi doonaan heeso iyo cayaaro

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.