Dowladda iyo AMISOM oo gaaray Ceel-Macaan

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 September, 2012, 19:41 GMT 22:41 SGA

Dowladda iyo AMISOM oo tagay Ceel-Macaan

  • Askari lugeynaya dhulka banaanka ah ee u dhaw dekedda Ceel Macaan
  • Baabuurta dagaalka ee ciidamada AMISOM
  • Askari ka tirsan ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya
  • Baabuur ay saaran yihiin dad rayid ah oo ay is dhaafayaan kuwa AMISOM
  • Askari AMISOM oo diyaarsanaya qorigiisa dagaalka
  • Ceel Macaan waxa ku yaalla deked muhiim ah oo wax ka soo degaan
  • Askari Soomaalieed oo ka mid ah kuwa maanta gaaray Ceel macaan
  • Baabuur ka mid ah kuwa dagaalka ee AMISOM

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.