Rayaale: Waxaan u arkaa olole dacaayad

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 September, 2012, 13:08 GMT 16:08 SGA

Media Player

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ahna Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku tilmaamay gef iyo dacaayad loola jeedo xisbiga UDUB go'aankii shalay ay gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Daahir Rayaale Kaahin waa Madaxweynihii hore ee Somaliland

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ahna Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku tilmaamay
gef iyo dacaayad loola jeedo xisbiga UDUB go'aankii shalay ay gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada.

Gudiga ayaa waxa ay shalay go'aan ku gaareen inay laalaan xubnaha ay xisbiga UDUB u soo sharaxeen inay u tartamaan dooraashooyinka.

Daahir rayaale oo ka jawaabayay go'aankaasi ayaa wuxuu u waramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid cige
wuxuuna ugu horreyn ka hadlay sababta uu ku diidanyahay go'aanka gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadda.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.