BBC navigation

Sawirro rabshadaha Mombasa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Agoosto, 2012, 16:52 GMT 19:52 SGA

Sawirro Mombasa

  • Koox dhalinyaro Muslimiin ah oo mudaharaadaya kadib salaaddii Jimcaha masaajidka Musa ee Mombasa
  • Askari amar bixinaya meel u dhaw masaajidka Musa ee magaalada Mombasa
  • Banaanbaxyada ayaa ka dambeeyay kadib markii la dilay wadaad degenaa magaalada
  • Odey isku dayaya inuu dejiyo dhalinyarada banaanbaxaysa
  • Askarta dalka Kenya oo eegeysa dadka banaanbaxaya
  • Baabuur ku gubtay rabshadihii ka dhacay magaalada Mombasa
  • Madaxweynaha Kenya ayaa dalbaday in xaaladda la dejiyo
  • Taayeero la gubay intii rabshaduhu ka socdeen magaalada.
  • Booliis isku dayaya inuu isticmaali sunta dadka kaga ilmeysiisa.
  • Magaalada Mombasa ayaa rabshaduhu dhawr maalmood ka socdeen kadib dilkii Aboud Rogo Maxamed
  • Qof ku dhaawacmay rabshadaha magaalada Mombasa

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.