BBC navigation

Sawirro Paralympic

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Agoosto, 2012, 09:09 GMT 12:09 SGA

Cayaaraha Paralympics

  • Furitaanka xafladda cayaaraha Paralympics oo ka dhacday garoonka Olympic Stadium
  • Waxaa cayaaro qurux badan ku soo bandhigay dhawr kun oo qof.
  • Waxaa furitaanka xafladda ka qeybgalay Boqoradda, xubno ka tirsan reer boqor iyo Raiisul Wasaaraha.
  • Cayaaro qurux badan ayaa lagu soo bandhigay
  • Cayaaro lagu muujinayo waxtarka dadka naafada ah ayaa lagu soo bandhigay xafladda
  • Waxaa laga shiday garoonka mid la mid ah dabkii laga shiday
  • Waxaa la shiday shumaca cayaaraha
  • Dab-rid qurux badan ayaa laga sameeyay garoonka gudihiisa iyo dibeddiisaba.
  • Laba toddobaad kadib ayaa iyaguna ay dhacayaan
  • Kumanaan dad ah ayaa ka qeyb galay xafladda cayaaraha Paralympics
  • Waxaa furay boqoradda Britain ayaa furtay
  • Furitaanka xafladda waxaa socod ku maray kooxaha dalalka ka qeybgalaya cayaaraha Paralympics

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.