BBC navigation

Dhaarta baarlamaanka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Agoosto, 2012, 20:13 GMT 23:13 SGA

Dhaarta baarlamaanka cusub

  • Xubnaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya oo fadhiya barxadda garoonka dayaaradaha
  • Xubnaha haweenka ee baarlamaanka soo galay waa ay ka yar yihiin intoo lagu heshiiyay
  • Qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka cusub ee telefoonno ku hadlaya
  • Waa markii ugu horreysay ee baarlamaan lagu dhiso gudaha dalka Soomaaliya ilaa burburkii dowladdii militeriga
  • Qaar ka mid ah kitaabtii lagu dhaariyay xildhibaannada baarlamaanka
  • Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya oo la dhaarinayo
  • Ammaanka ayaa si weyn loo xoojiyay intii xafladdu socotay

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.