Daawo sawirrada meydka Meles

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 22 Agoosto, 2012, 12:08 GMT 15:08 SGA
  • Tobanaan kun oo reer Ethiopia ah ayaa isugu soo baxay aaska Ra'iisul Wasaarahoodii hore Meles Zenawi
  • Qaar ka mid ah dadka isugu soo baxay aaska Meles Zenawi oo sita shumacyo
  • Madaxda ka qeyb gashay aaska Meles Zenawi, waxaa ka mid ah Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan al-Bashiir
  • Dad Ethiopian ah oo u barooranaya Hoggaamiyahoodii geeriyooday Meles Zenawi
  • Dad badan oo sugaya medyka Meles inay arkaan magaalada Addis Ababa.
  • Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
  • Meydkii Meles oo lagu keenay dayaarad ka timid Brussels.
  • Meydka Meles oo baabuur lagu wado
  • Meles waxa uu maamulayay siyaasadda waddanka Ethiopia muddo labaatan sano ah.
  • Meles muddo ayuu xanuunsanaa oo lagu daweynayay isbitaal ku yaalla maagalada Brussels.
  • Meydka Meles waxa la dhigay qasriga qaranka ee magaalada Addis Ababa
  • Sawir Meles Zenawi oo miis inta la saaray shumac laga ag shiday.
  • Askari oynaya
  • Odey Ethiopian ah oo ay oohin ka soo daadatay

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.