Dawladda Kenya ayaa soo saartay war qoraal ah oo loogu digayo cidii is-hortaagta geedi socodka Khariirada nabada ee Soomaliya.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.
Dawlada Kenya waxaa ay soo saartay war qoraal ah oo loogu digayo cidii is-hortaagta geedi socodka khariirada nabada ee Soomaliya.
Qoraalkaas, waxaa soo aqriyay oo inoo soo koobaya, Wariyahayaga, magaalada Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh
BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.