Maalmihii u dambeeyey magaalada Kismaayo waxa laga soo sheegayay. in hilibka Dhurwaaga lagu gado suuqyada magaalada Kismaayo
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.
Maalmihii u dambeeyey magaalada Kismaayo waxa laga soo sheegayay. in hilibka Dhurwaaga lagu gado suuqyada magaalada Kismaayo, ka dib markii ururka Alshabaab ay fasaxeen ayna sheegeen in Dhurwaaga hilibkiisa la cuni karo.
Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo BBC-da ka tirsana yaa xiriiro la sameeyey dad magaalada Kismaayo jooga, warkan ka soo diyaariyay.
BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.