Waraysi Wasiirka Maaliyada ee Djibouti

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Luulyo, 2012, 17:51 GMT 20:51 SGA

Media Player

Daawo waraysi aan la yeelanay Wasiirka Maaliyada iyo Dhaqaalaha ee Djibouti

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Djibouti ayaa ku taala meel Istaraatijiyad ah geeska Afrika oo ah halka laga soo galo Bada Cas.

Dekada Djibouti waxay muhiim u tahay dalal badan Geeska Afrika oo aan lahayn dekad, waxay kaloo tahay xarun la keeno alaabada loo sii dhoofinayo bariga dhexe iyo Yurub.

Wasiirka Maaliyada iyo Dhaqaalaha ee Djibouti Ilyaas Mousa Dawaale ayaan ka waraysanay muhiida ay Djibouti u leedahay Geeska Afrika.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.