BBC navigation

Dabbaal degyada 1da Luuliyo ee Nairobi

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Luulyo, 2012, 16:19 GMT 19:19 SGA

Dabbaal degyada 1da Luuliyo ee Nairobi

  • Dabbaal deg
    Dabaal degyada 1da July ee Nairobi
  • Kumanaan kun oo Somali ah ayaa Nairobi ku dabbal degey 1da July
  • Labadani gabdhood waxay sheegeen inay ka soo safreen xeryaha qaxootiga si ay 1da July Nairobi ugu dabbaal degaan
  • Falis Cabdi
    Falis Cabdi waxay kamid ahayd fanaaniintii dabbaal dega 1da July ee Nairobi ka heesey
  • dadka joogey dabbaal dega 1da July ee Nairobi waxay lulayeen calanka Somalia
  • Fanaaniinta halkaasi ka heesey waxaa kale oo kamid ahaa Cabdi Shire Jaamc iyo walalkii Jooqle Shire Jaamac

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.