Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen, waxa uu ahaa Guddoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya 1966 ilaa iyo 1969.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.
Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen, waxa uu ahaa Guddoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya 1966 ilaa iyo 1969.
Shiikh Mukhtaar oo laga soo dooran jiray magaalada Xuddur, waxaa uu qabtay xilka ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya ka dib markii la dilay Madaxweynihii Soomaaliya cabdirashiid Cali Sharmaarke.
Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa eegaya taariikhdii Shiikh Mukhtaar.
BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.