BBC navigation

Waraabe oo la kulmay Madaxweyne Shariif

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Abriil, 2012, 13:04 GMT 16:04 SGA

Media Player

Guddoomiyaha Xisbiga siyaasiga ee UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed waddanka Imaaraadka Carabta. waxay ka wada hadleen arrimaha wada xaajoodka Somaliland iyo Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha xisbiga UCID e Somaliland

Dhawaan ayay ahayd markii Dowladda Somaliland ayaa qaaddacday wadahadal beryahan laga dhursugayay oo dhex mari lahaa dowladda Soomaaliya, oo ay ku tilmaamay in sababtu ay tahay laba xubnood oo Puntland ka socda kana soo jeeda degaanka Somaliland.

Haddaba markii ugu horreysay ayaa mid ka mid ah hogaamiyaasha siyaasadda ee Somaliland waxa uu dalka Imaaraadka kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed.

Waa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Dadka aadka uga soo horjeeday xubnahaa gudigaasi, haddaba goor dhaweyd ayaan telefonka magaalada Dubai kula xiriiray Faysal oo aan weydiiyay waxa ay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.