bbc.co.uk navigation

Ciyaaraha dhalinyarada Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Abriil, 2012, 16:11 GMT 19:11 SGA

Ciyaaraha dhalinyarada Muqdisho

  • Ciyaaraha Muqdisho ee ay ku tartamaan dhalinyarada ayaa waxaa soo qaban qaabin jiray madaxdii Isboortiga Soomaaliya ee dhawaan ku geeroyootay qaraxii Muqdisho
  • Madaxdii Isboortiga Soomaaliya ee ku dhintay qaraxii dhawaan dhacay.Waxaa ka mid ah Adan Xaaji Yabarow Gudoomiyahii gudiga Olymbiga Somalia iyo gudoomiyahii xiriir kubada cagta ee Somalia Saciid Maxamed Nuur
  • Dhalinyaro badan ayaa u soo daawasho tagto tartanka ciyaaraha ee dhalinyarada Muqdisho
  • Tartanka ayaa waxaa lagu qabtaa meel banaan oo laga sameeyay garoon ku meel gaar ah

BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.