Imran Khan oo diiday Salman Rushdie

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 15 Maarso, 2012, 13:03 GMT 16:03 SGA

Media Player

Siyaasiga mucaaradka ee waddanka Pakistan, Imran Khan ayaa waxa uu sheegay in aanu ka qeybgeli doonin shir ka dhacaya magaalada Delhi ee dalka India, waxaana sababtu tahay inuu ka qeybgalayo Salman Rushdie.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Imran Khan waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta ugu cadcad Pakistan

Siyaasiga mucaaradka ee waddanka Pakistan, Imran Khan ayaa waxa uu sheegay in aanu ka qeybgeli doonin shir ka dhacaya magaalada Delhi ee dalka India, waxaana sababtu tahay inuu ka qeybgalayo Salman Rushdie.

Imran Khan waxa uu sheegay in kadib markii uu oggaaday in Salman uu khudbad ka jeedinayo shirka, inuu go'aansaday in aanu tegin, sababtuna ay tahay in Salman uu dhaawac aan la qiyaasi karin u geystay muslimiinta caalamka.

Haddaba, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa waxa uu ka warreystay Maxamuud Shiikh Axmed Dalmar, oo khabiir ku ah arrimaha siyaasadda iyo taariikhda dalalka Carabta iyo Islaamka, waxa uu yahay Salman Rushdie iyo sida uu muslimiinta caalamka uga xumaadeen buuggiisi.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.