bbc.co.uk navigation

Dowladda sidee u aragtaa shirka London

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Febraayo, 2012, 18:47 GMT 21:47 SGA

Media Player

Afhayeenka dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka jawaabaya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Maalinta Khamiista waxaa ka dhacaya London shirka Soomaalida ee dowladda Britian ay martigelineyso, kaasi oo ay ka qeybgalayaan in ka badan 40 dalal iyo hey'ado.

Haddaba maxay tahay aragtida dowlada Soomaaliya ee shirka London.

Cabdiraxmaan Cumar Yariisow, waa afhayeenka dowladda KMG ah

Suaalahaasi iyo kuwa kaleba ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale waxa uu weydiiyay cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ah Af-Hayeenka dawlada Ku-Meel-Gaarka ah ee Soomaaliya oo iminka jooga magaaladan London.

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.