Dhawaan waxa la soo saaray buug ku qoran afka Soomaaliga oo ka hadlaya Axdiga caalamiga ee xuquuqda caruurta, gaar ahaan dhibaatooyinka xagga xuquuqa ee heysta caruurta Soomaaliyeed.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Buugga waxa sidoo kale uu ka hadlayaa dhibaatada gudniinka fircooniga
Dhawaan waxa la soo saaray buug ku qoran afka Soomaaliga oo ka hadlaya Axdiga caalamiga ee xuquuqda caruurta, gaar ahaan dhibaatooyinka xagga xuquuqa ee heysta caruurta Soomaaliyeed.
Buugaasi waxa qoray Aqoonyahan Soomaaliyeed Qalinle Dayib oo deggan dalka Sweden, isla mar ahaantaana mudane ka tirsan baarlamaanka degaanka Christianstad ee koonfurta Iswiidhan isla markaana gobolkaasi Christianstad u qaabislan arrimaha warfaafinta.
Farxaan Maxamed Jimcaale oo warreystay ayaa weydiiyay sababta ku kaliftay inuu qoro buuggan ka hadlaya xuquuqda carruurta.
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.