Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in dawladdiisu marnaba aysan oggolaan doonin in la kala qaybiyo Somaliland oo ay difaaci doonto.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa sheegay in dawladdiisu marnaba aysan ogolaan doonin in la kala qaybiyo Somaliland oo ay difaaci doonto.
Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu la hadlayay labada gole ee baarlamaanka Somaliland.
Xubnaha Golaha guurtida iyo kan wakiilada Somaliland, ayuu Siilaanyo u sheegay in shirka taleex uu yahay mid ay majaro habaabiyeen koox uu ku sheegay 'fidnowalayaal ku caanbaxay nacaybka Somaliland'.
Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo goob joog u ahaa hadalka Madaxweyne Axmed siilaanyo, ayaa warbixintan nooga soo diray goor dhoweyd qodobadii ugu muhiimsanaa ee uu ku soo qaaday khudbadiisa maanta
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.