BBC navigation

Telefishinka Horn Cable oo la xiray

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Janaayo, 2012, 17:34 GMT 20:34 SGA

Media Player

Ciidamada booliiska ee Somaliland ayaa waxa ay xoog ku galeen oo ay xireen xarunta telefishinka Horn Cable TV ee magaalada Hargeysa.

Horn Cable TV waxa lagu eedeeyay inuu faafinayay dacaayad ka dhan ah dowladda Somaliland

Ciidamada booliiska ee Somaliland ayaa waxa ay xoog ku galeen oo ay xireen xarunta telefishinka Horn Cable TV ee magaalada Hargeysa.

Arrintan ayaa waxa ay kusoo beegantay saacado kadib makii maanta Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo uu sheegay in telefishinka Horn Cable uu faafinayo dacaayad liddi ku ah Somaliland, markii uu maanta ka hadlayay abada aqal ee baarlamaanka Somaliland.

Haddaba, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa waxa uu Agaasimaha Guud ee telefishinka Horn cable, Maxamed Cabdi Ilig oo jooga magaalada Hargeysa uu telefonka ku weydiiyay waxa lagu xiray.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.