Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa booqday magaalada Beled Weyne.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali, oo ka degaya magaalada Beledweyne
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa booqday magaalada Beled Weyne.
Ra'iisal Wasaaraha iyo Wasiirro dhowr ah oo reer Hiiraan ah iyo Wasiirka Difaaca.
Beled Weyne oo ah caasimadda gobolka Hiiraan, toddobaadkii hore ayaa ciidammada Ethiopia iyo qaar Soomaali ah oo iskaashanayaa ay ka saareen ciidanka al Shabaab.
Raiisul Wasaaraha ayaa markii uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho waxa telefoonka uu ugu warramay Farxaan Maxamed Jimcaale.
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.