Orodyahanka Mo Farah waxa uu magaalada London kaga dhawaaqay urur samafal oo wax u qabanaya dadka Soomaaliyeed ee dhibaatada ku heysato dalka.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Mo Farah waxa uu ku guuleeystay sanadkan orodka 5000m ee adduunka oo uu ku qaatay billad dahab ah
Orodyahanka Soomaaliyeed ee British-kana ah, Mo Farah waxa uu magaalada London kaga dhawaaqay urur samafal oo wax u qabanaya dadka Soomaaliyeed ee dhibaatada ku heysato dalka.
Shir jaraaid uu ku qabtay jaamacadda St Marys University College, ee ku taal Twickenham oo ah dulleedka London ayaa waxa uu ku daah furay ururkiisa samafalka ah.
Weriyaha BBC Cabdiraxmaan Maxamed Aadan(Koronto) ayuu uga warramay ujeedada.
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.