bbc.co.uk navigation

Sawirro Djibouti

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 December, 2011, 13:24 GMT 16:24 SGA
  • Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle iyo Leon Panetta xoghayaha difaaca ee Maraykanka
    Leon Panetta, xoghayaha difaaca ee Maraykanka oo booqasho toddobaadkii hore ku tagey Djibouti oo ay ku taallo saldhiga kaliya ee uu maraykanka ku leeyahay waddamada ka hooseeya saxaraha. Wuxuu xoghayaha sheegay in xooga la saari doono la dagaalanka Al Qacida ee dalalka Soomaaliya iyo Yemen.
  •  Leon Panetta xoghayaha difaaca ee Maraykanka
    Leon Panetta xoghayaha difaaca ee Maraykanka oo la hadlaya askarta Maraykanka ee ku sugan Djibouti. Saldhigan ayaa la soo kiciyaa diyaaradaha Maraykanka ee milatariga ee aan qofna wadin ee weerarka sameeya.
  • Leone Panetta xoghayaha difaaca ee Maraykanka oo u qudbaynaya askarta Maraykanka ee Jooga Djibouti.
    Leon Panetta xoghayaha difaaca ee Maraykanka oo la hadlaya askarta Maraykanka ee ku sugan Djibouti. Saldhigan ayaa la soo kiciyaa diyaaradaha Maraykanka ee milatariga ee aan qofna wadin ee weerarka sameeya.

Wararka la xiriira

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.