Sawirro booqashada Ban Ki Moon

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 December, 2011, 12:31 GMT 15:31 SGA

Sawirro booqashada Ban Ki Moon

  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki Moon iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Ban Ki moon (Dhexda) Raiisul Wasaare Cabdiweli (Midig) Mahiga (Bidix)
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon
  • Ban Ki Moon
    Ban Ki Moon iyo Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Haweenka Muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay Ban Ki Moon
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Ban Ki moon waxa lagu qaaday baabuurta ciidanka AMISOM
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay magaalada Muqdisho
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon oo shir jaraa'id ku qabanaya magaalada Muqdisho
  • Sawirro booqashada Ban Ki Moon
    Booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon waa tii ugu sarreysay muddo sanado ah

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.