bbc.co.uk navigation

Dhulgariirka Turkey

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Novermber, 2011, 16:29 GMT 19:29 SGA

Dhulgariirka Turkey

  • Mid ka mid ah kooxaha bedbaadada ee Azerbaijan oo isaga eygiisa ka qeybqaadanaya hawlgalka
  • Haweeney Turkish ah oo raadineysa alaabteeda kadib gurigeedii markii uu ka dumay magaalada Ercis
  • Laba nin oo is samirsiinaya meel u dhaw dhismo burburay Ercis
  • Rag ka qeybgalay tacsida dadkii ehelkooda ee ku dhintay dhulgariirka
  • Aas loo sameynayo dadkii dhintay
  • Dhismo ku burburay dhul gariirka Ercis, ee bariga Turkey
  • Kooxaha bedbaadada ee Turkey ee ka qeybgalaya hawsha badbaadada
  • Kooxaha bedbaadada oo ka soo saaray ilmo yar dhisme burburay
  • Kooxaha bedbaadada ee Turkey ee ka qeybgalaya hawsha badbaadada
  • Rag baadigoobaya dad badbaaday magaalada Ercis dhismooyinkeeda burburay
  • Qof ka bedbaaday dhulgariirka oo qaadanaya waxyaabihii uga haray hantidiisi
  • Haweeney Turkish ah oo ag taagan xero dadka barakacay
  • Gargaar loo qeybinayo dadka ay dhibaatada soo gaartay
  • Bisha Cas ee Turkey oo teendhooyin u qeybineysa dadka
  • Xero teendhooyin oo laga sameeyay garoonka Ercis

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.