Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo soo booqday Bush House ayaa ka warramay xalaadda ammaanka ee Muqdisho.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Wasiirka Warfaafinta Cabdulqaadir Jaahweyn oo u warramaya Farxaan Maxamed Jimcaale
Wasiirka Warfaafinta dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn), ayaa sheegay in socdaan howlgallada kooxo uu u ku tilmaamay nabad diid looga xoraynayo gobollada Jubbooyinka.
Wasiirka ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ku gaareen in tallaabo ay ka qaadaan al-Shabaab.
Waxaa kale oo uu ka hadlay xaaladda ammaanka ee magaalada Muqdisho oo uu sheegay in ay wax iska beddeleen muddooyinkan u dambeeyay.
Wasiirka oo nagu soo booqday studiyaha BBC ee London ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale uga waramay marka hore xaaladda ammaanka Muqdisho.
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.