Abaarta Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Novermber, 2011, 10:47 GMT 13:47 SGA

Abaaraha Soomaaliya

  • Xeryaha Qaxootiga
    Dad badan oo Soomaali ah ayaa ka qaxay abaarta oo u qaxay Itoobiya iyo Kenya.
  • Xeryaha qaxootiga
    Dhaqtar Soomaali oo daawaynaya carruur io hooyo nafaqo daro ah.
  • Reer qaxaya
    Reer ka qaxaya abaarta iyo caruurtooda.
  • Dad Muqdisho u soo qaxay
    Dadka Muqdisho u soo qaxay abaarta darteed.
  • Gargaar la dajinayo
    Gargaar loo dajinayo xeryaha qaxootiga ee Soomaalida.
  • Qaxooti saf ku jira
    Qaxooti saf ugu jira gargaar iyo diiwaan galin.
  • Carruur nafaqo daro ah
    Hooyo cunto siinaysa cunigeeda oo nafaqo daro ah oo jooga isbitaal.
  • Qaxooti jooga Muqdisho
    Qaxooti Muqdisho ku soo qaxay.
  • Hooyo iyo cunugeeda
    Hooyo Xambaarsan cunug nafaqo daro ah
  • Qaxooti saf ku jira
    Qaxooti saf ugu jira gargaar iyo diiwaan galin.
  • Dad ku bara kacay Muqdisho
    Dad ku bara kacay Muqdisho.
  • Qaxooti dhisanaya hoy
    Dadka ku soo barakacay Muqdisho oo dhisanaya hoy.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.