bbc.co.uk navigation

Wareysi: Raxma Ruuxi

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Novermber, 2011, 15:41 GMT 18:41 SGA

Media Player

Fanaannadda Raxma Axmed Cali oo ka hadleysa heeso cusub oo ay soo saartay

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Raxma Axmed Cali

Fanaannadda Raxma Axmed Cali, oo deggan waddanka Mareykanka ayaa waxa ay ka hadleysa heeso cusub oo ay dhawaan soo saartay.

Raxma oo fanka bilowday sanadkii 1992 ayaa waxa ay sheegeysaa in sababta ay fanka u gashay ay tahay markii ay aragtay dhibaatada dadka Soomaaliyeed inay bilowday inay heeso qaaddo.

Waxa ay dhawaan soo saartay heeso cusub oo ay ku jiraan kuwo waddani ah.

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.