Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Oktoobar, 2011, 14:11 GMT 17:11 SGA

Faadumo Qaasim oo geeriyootay

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Faadumo Qaasim Hilowle waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta ugu caansan Soomaaliya

Faadumo Qaasim Hilowle ayaa xalay ku geeriyootay London. Faadumo waa fannaanad caan ah oo Soomaaliyeed. Waxay ka tirsananaan jirtay Waaberi.

Waxaa dhalay Abwaankii caanka ahaa Hilowle Qaasim, oo ahaa abwaan qeyb weyn ka soo qaatay halgankii gobannimo doonka.

Faadumo waxay iyaduna ka mid ahayd fannaaniinta ugu waaweyn ee Soomaaliya, codkeedana si aad ah ayaa loo jeclaa.

Waxay ahayd, marwo iyo hooyo.

Waxay dhashay Fadumo carruur iyaguna ah xiddigo fanka xag music garaacid iyo xag heesba la jecel yahay

Faadumo Qaasim waxa lagu aasayaa London maalinta Sabtida.

Maxamed Macalloow Nuur oo muddo dheer ay wada shaqeeyeen ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale uga warramay taariikhdeedi.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.