4 September, 2011, 10:29 GMT 13:29 SGA

Faroole: Galmudug ciidamadeena ayay dhabar jabiyeen

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay dagaalka gaalkacyo ka qeybgaleen ayna jebiyeen heshiiskii ay horay u wada saxiixeen labada maamul.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxaxmed oo markii ugu horraysay ka hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay Galkacyo ayaa sheegay in dagaalkaasi joogsaday isla markaasna fursad la siinayo nabadda iyo in beelaha gobolku ay iska sifeeyaan waxa uu ugu yeeray argagixisada degaankooda ku sugan.

Weriyaha BBC Axmed Maxamed Cali ayuu uga warramay aragtidiisa ku aaddan sida ay wax uga dhaceen Galkacyo.

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.