Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (44.5 Mb)

Barnaamijka Ciidda iyo Fanka

11 Agoosto 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:19 SGA 17:19 GMT

Barnaamijka Ciidul Fidr, waxaa toos u tabinayay Cabdiraxmaan Koronto, Waxaana ka qaybgalay Cabdirashiid Daacad iyo Nimco Yaasiin oo marti ku ahaa iyo qaar ka mid ah dhagaystayaasha oo salaamo ciid iyo hambalyoba dirayay.