Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Madaxweynaha gobolka Soomaalida Ethiopia Cumar Cabdi
Madaxwaynaha gobolka Somalida ee waddanka Ethiopia ayaa booqasho ku tagay Maraykanka, wuxuuna hadallo ujeediyay jaaliyada ka soo jeeda deegaankaas.
Madaxwaynaha oo hadda dib ugu noqday wadanka Ethiopia ayaa inta uusan ka soo bixin Magaalada Minneapolis waxaa uu ka qaybgalay barnaamish ay qabatay BBC oo uu ka jawaabayay su'aalaha ay qabaan dadkii ka soo qaybgalay barnaamishka falanqaynta.
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.