|
Barnaamijyada
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Laanta Soomaaliga ee BBC-du waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba sheegno oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan, Wareysiyo, Baafin, Doodo, iyo Barnaamijyo aqoon korarsi ah. 11:00 GMT oo u dhiganta 14:00 SGA Maalin walba SABTI Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. AXAD Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka 1800 GMT waxaanu idiinku soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay ee caalamka. ISNIIN Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Barnaamijka Cayaaraha: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaa Barnaamijka CayaarahaWaa fursad aad ku maqli kartaan qeybaha kala duwan ee cayaaraha Somalida iyo kuwa adduunka markaa ka dhacaya. TALAADA Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka 1800 GMT waxaanu idiinku soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay ee caalamka.(Caawa iyo Caalamka) ARBACA Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka 1800 GMT kadib Barnaamijka Ganacsiga KHAMIIS Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Wararka Adduunka kadib 1800 GMT Waxaad idiin soo gudbinaa barnaamijka Waxaan u soo jooga oo siyaasiyiin, aqoonyahanno, abwaano, fanaaniin iyo guud ahaan bulshada ay ku soo gudbiyaan waxyaabaha xusuusta gaarka ah ku reebay ee ay u soo joogeen. JIMCO Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka. Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta Idaacadda 1800 GMT waxaanu idiinku soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay ee caalamka. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||