bbc.co.uk navigation

Caawinta Widget

Ku Rakib Widget Meelo kala duwan

Boggaaga

Soo qaad oo dhig furaha hoos ku qoran meesha ku haboon ee blog-gaaga ama boggaaga.

Facebook

  1. Ku darso Dhag sii Application-ka Widget ee BBC Somali
  2. Riix "Ogolow" in aad ku darto
  3. Waad ku dari kartaa widget meel ka tirsan boggaaga shaqsiga, waxaadna fursad u heli kartaa in aad saaxiibadaa la qaybsato qoraalladaada, amma aad geliso facebook-gaaga qaybta gudbinta falalka.

WordPress

Dhag see Dhag sii WordPress waa blogging aad loo isticmaalo, iyadoo uu yahay qalab agabka maamula. Wuxuu leeyahay qaab wax loogu daro dhag sii widgets ee dhinaca ah. Inta badan noocyada WordPress way is qaadan karaan Dhag sii widget.

Si aad u rakibto:

  1. Soo daji dhag siiDhag sii Somali Widget
  2. Kala fur plugin-ka
  3. U rar file-ka la kala furfuray WordPress /wp-content/plugins folder
  4. Aad WordPress Maamul Plugins rugta oo ka shaqaysii plugin-ka
  5. Aad muuqaalka WordPress-kaaga > Widgets rugta oo ku dar widget dhinaca aad jeceshahay
  6. Dhag sii 'wax ka badal' si aad u badasho qaabka luqadda widget, hadii ay lagama maarmaan tahay
  7. Faahfaahin dheeraad ah, eeg WordPress dhag sii Dhag sii documentation

iGoogle

dhag sii Dhag sii iGoogle waa bog gaar loo adeegsan karo oo aad ku dari karto noocyo kala duwan oo widget ah oo aadna wax ka badali karto xogta mar walba.

Si aad u rakibto Somali Widget:

  1. Dhag sii Dhag sii halkan si aad u hesho widget
  2. Dhag sii "Ku dar Google"
  3. Si aad uga noqoto rakibaadda: Dhag sii "Ka tir qaybtan" maamulka widget

Adobe AIR

dhag sii Dhag sii Adobe Air waxay kuu ogolaanaysaa in aad ku rakibtol widgets desktop computer-kaaga desktop.

Si aad u rakibtol:

  1. Ugu horayn rakib dhag sii Dhag sii Adobe Air
  2. Soo daji dhag siiDhag sii Somali Widget ee Hawada
  3. Dhag sii "Rakib"

Si aad u tirto:

  • Gudaha Windows, Tir barnaamijka “BBC Somali Widget” "Barnaamijyada iyo Falanqaynta"
  • Dusha Mac, ka soo jiid sumadda filkaaga "Apps" oo ku rid qashinka.
  • Dusha Linux, ka saar widget qaybta liiska “Add/Remove Programs”

Mac Dashboard

Waxaad ku dari kartaa widgets dhag sii Dhag sii Mac dashboard (ama ka fakar Adobe Air widget).

Sida loo rakibo:

  1. Dhag sii Dhag sii halkan si aad u hesho widget
  2. Hadii aad isticmaalayso Safari browser, waxaa lagu waydiin doonaa in aad rakibto widget
  3. Hadii aad isticmaalayso Firefox, kaydi oo kala fur filka isku uruursan kadibna dhag sii laba jeer gudaha file-ka .widget.

Sida loo tiro:

  1. Gudaha Dashboard, dhag sii calaamadda '+' ee dhinaca bidixda hoose ee shaashadda ah
  2. Dhag sii "Maamul Widgets"
  3. Hel "BBC Somali" oo dhag sii calamadda '-' eek u xigta

Netvibes

dhag sii Dhag sii Netvibes waa bog gaar ahaaneed oo la mid ah iGoogle.

Dhag sii dhag sii si aad u rakibto widget-ka Somali

Sii aad u tirtol, dhag sii calaamadda 'x' ee batoonka geeska widget-ka

Windows Vista Sidebar

Hadii aad isticmaalayso Windows Vista, waxaad ku dari kartaa widgets qaybta dhinaca ah (ama ka fiakar widget-ka Adobe Air).

Dhag sii dhag sii Dhag sii halka si aad u hesho widget

hadii aad isticmaalayso Internet Explorer, waxaa lagu waydiinayaa hadii aad rabto in aad rakibto widget.

Hadii aad isticmaalayso browser kale, ugu horayn ku kaydi widget-ka computer-kaaga kadib laba jeer dhag sii Fur.

Opera

Widget-yada Opera Waxaa laga kicin karaa desktop-ka, telefoonada gacanta iyo xitaa telefishinada.

Nooca desktop-ka, waxaad u baahanaysaa in aad ku rakibto computer-kaaga dhag sii Dhag sii Opera browser, inkastooo aadan
u baahnayn in aad kiciso browser si aadu isticmaasho widget (waxaan ku talinaynaa Opera 10 ama kan sare).

  1. Ku kaydi computer-kaaga dhag sii Dhag sii widget
  1. Laba jeer dhag sii widget-ka kaydka ah si aad u furto

Dhag sii Ku laabo bogga caawinta ee Widgets

Dhag sii Dib ugu laabo dusha

Xiriirrada macnaha ka dhexeeya

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.