Galitaanka

  • 4 Nofembar 2011

Bogga BBC Bangla waxaa ku jira habab taxane ah oo ay soo gudbisay W3C (www.w3.org) si loo fududeeyo helidda waxa lagu daabacay bogeenna ilaa kuwa ka faa'iidaysanaya technologiyadda caawinta gaarka ah, sida qoraalka lagu hadlo iyo kuwo kale.

Mabaadii'da waxaa ka mid ah adeegsiga luqadda semantic, ama calaamadaynta macnaha ee gudaha furaha (code-ka), ee kuu ogolaanaya in aad si fudud u fasirto nooca xogta ay ku soo jeediyaan bogga wax raadinta iyo adeegyada kale ee internet ee sida tooska ah loo maamulo.

Waxaa kaloo aan idiin haynaa xog-isku-duwid (RSS- xog-isku-duwid dhab ah si fudud) adigoo isticmaalaya ATOM caadi ah (http://en.wikipedia.org/wiki/Atom_(standard), waxaa lagu aqoonsan karaa Calaamadda Midabka Hurdiga ah leh ee la heli karo dhamaan bogga hore.

Qaax qoraal kaliya ah: waxaan haynaa qayb kale oo aad uga duwan oo ay ku jiraan sheekooyinka waax kasta. Waxaad ka heli kartaa Sumad qoraal kaliya duwsha sare ee bogga.

Xusuuso taas, hadii loo baahdo, waxaad isticmaali kartaa Calaamada Browser-ka si aad u badasho dhumucda farta iyo sidoo kale midabka salka.

Wixii aqbaar dheeraad ah ee ku saabsan galitaanka bogga BBC ee luqadda English-ka, booqo http://www.bbc.co.uk/accessibility/