BBC navigation

Ganacsiga Imaaraadka iyo Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 26 Janaayo, 2014, 18:26 GMT 21:26 SGA

Media Player

Ganacsigii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa kordhay kadib markii ay hoos u dhacday weerarka burcad baddeeda.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Xeebaha Soomaaliya ayaa falalka burcad badeedu ay hoos ugu dhaceen meeshii ugu hooseysay muddo sideed sano ah, taasina waxaa sababteeda leh ciidamada caalamiga ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya u dhaw.

Jidadka maraakiibta ee ammaanka noqday ayaa waxa ay dhiiri geliyeen in ay dib u furmaan jidadkii ganacsiga Gacanka Carabta.

Howard John, ayaa ka soo warramaya alaabta ganacsi ee Soomaaliya iyo rajada mustaqbalka in maalgashi weyn lagu sameeyo.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.