Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.5 Mb)

Koronto la'aan ka jirta Nigeria

23 Nofembar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 23:52 SGA 20:52 GMT

Wadanka Nigeria, dad lagu qiyaasay 60 milyan ayaa guryahooda ama goobaha ganacsiga ku adeegsada matoorada korontada dhaliya.

Dalkaasi ayaa waxaa sanado badan ka jirtay koronto yari.

Weriyaha BBC-da Tomi Oladipo oo ku sugan caasimada Lagos, ayaa warbixintan ku eegaya sida matoorada ay qeyb uga noqdeen noolashada dadka Nigeria.