BBC navigation

Waraysi: Ganacsatada Koonfur Afrika

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Maarso, 2013, 18:40 GMT 21:40 SGA

Media Player

Soomaalidu inta badan waxay ku howlan yihiin ganacsiyo kala duwan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ganacsata Koonfur Afrika

Ganacsata Koonfur Afrika

Soomaalidu inta badan waxay ku howlan yihiin ganacsiyo kala duwan. Qaar ayaa leh xarumo ganacsi oo waawayn, qaar dukaamo jumlo, qaarkood dukaamo ay ku iibiyaan tafaariikhda iyo qaar iyagu wax ku iibiya tuulooyinka oo dukaamo ka furta halkaas oo ah goobaha ugu badan ee ay ka soo gaaraan dhibaatooyinka dilka iyo dhaca isugu jira.

Waxaa kaloo jira qaar kale oo garab rararo ah oo wareejiya alaabo kala duwan iyo kuwo miisas dushooda waxyaabo kala duwan ku iibiya.

Hadaba Cabdiraxmaan Koronto, ayaa dhowaan mar uu tagay magaalada Johannesburg kula kulmay laba dhalinyaro ah oo miis ku iibinaya faras magaalaha magaalada Cape Town.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.