Maraykanka oo siinaya Masar $190m

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Maarso, 2013, 19:52 GMT 22:52 SGA
Maraykanka iyo Masar

Maraykanka wuxuu siiyaa Masar gargaar balaayiin dolllar ah sanad walba oo budan dhinaca milatariga.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa sheegay in Maraykanka uu siin doono Masar boqol iyo sagaashan milyan oo dollar oo lagu taageerayo miisaaniyada in si dhaqso ah loo dhiibi doono. Wuxuu sheegay in Masar lacagta aad ugu baahan tahay.

Hadalka ayaa la soo saaray kadib markii ay kulmeen madaxweynaha Morsi iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.