Ganacsatada reer Iran iyo saamaynta cunaqabataynta Iran
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.
Iran ayaa ganacsi dhow la leh dalalka carabta gaar ahaan Dubai oo ay ku nool yihiin ganacsato badan oo reer iran ah. Qiyaasha qaar ayaa sheegaya in ganacsiga ay Dubai la leedhahay Iran inuu yahay toddobo boqolkiiba. Laakiin hadda Iran waxaa saaran cunaqabatayn uu Maraykanka iyo Midowga Yurub ay ku soo rogeen, saamayn aad u wayn ayay ku yeelatay ganacsatada reer Iran ee ku nool Dubai.
Wariyaha BBC Simon Atkinson ayaa warbixintan ka soo diray.
BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.