Ganacsiga dumarka qaxootiga

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Novermber, 2011, 22:21 GMT 01:21 SGA

Media Player

Ganacsiga dumarka qaxootiga

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Qaxootiga Dhadhaab ayaa ka soo qaxay abaar iyo colaad

Qaxootiga Dhadhaab ayaa ka soo qaxay abaar iyo colaad

Dumarka Soomaaliyeed ayaa labaatankii sano ee uu socday dagaalka Soomaaliya waxay ahaayeen kuwa sameeya dhaqaalaha reerka uu ku tiirsan yahay.

Dumarka waxaa shaqada u dheer inay ilmahooda daryeelaan. Dumarka waxay ugu horeeyaan dadka dagaalka uu saameeyay oo waxay la kulmeen dil, kufsi iyo iyadoo la xaqiro xuquudooda.

Dumarka qaxootiga ee ku sugan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa waxay sameeyeen horumar ay ku kordhinayaan xirfadaha ay ku shaqaystaan oo u suurto galiyay inay ganacsi ku aasaasaan.

Wariyaha BBCDa Bashkas jug soo dhacay ayaa warbixintan ka soo diray ganacsiga dumarka ee xeryaha qaxootiga

Giriiga

Wararka ku saabsan Greega ayaa wuxuu yahay mudaaharaadyo looga soo horjeeedo dhimista miisaaniyada dowladda si dalka Gariiga uu isaga bixiyo daymaha lagu leeyahay.

Waxaa la dhimay mishaarka shaqaalaha dowlada,dad badan shaqadoodii ayay waayeen ,waxaana la kordhiyay canshuurta taasoo wadanka sii galisay inuu dhaqaalihiisa hoos u dhaco.


Saamayn badan ayay ku yeelatay dadka Gareega dhimista misaaniyadda dowlada.

Wariyaha BBCda ee Yurub Nigel Cassidy ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Athens.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.