BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Mawjadaha
Wakhtiyada idaacadda iyo mawjadaha gaagaaban oo ah Khz iyo Mitirbaan, FM-ka, Satelaytka iyo Cinwaanka Internmetka.

Laanata Soomaaliga ee BBC-da waxa aad dhegeysann kartaan laba jeer maalin welba wakhtiyada Sabtida-Arbacada 1415, Khamiista-jimcaha 1400 iyo 1800 GMT habeen kasta (waqtiga Caalamiga ah)

Wakhitiga oo GMT ah   Mawjadaha kHz-ka ah (MHz,FM-ka Satelaytka iyo Internetka)
1415-1500 (Sabti-Arbaco)   11860, 15420, 21490 , FM 99.9(Mogadishu) iyo 99.2(Jibuuti)
1400-1500 (Khamiis-Jimce)   11860, 15420, 21490FM 99.9(Mogadishu) iyo 99.2(Jibuuti)
1800-1830   6005, 9630, 15445FM 99.9(Mogadishu) iyo 99.2(Jibuuti)
SATELAYTKA YURUB

Dadka ku hadla afka soomaaliga ee ku nool Yurub iyo Waqooyiga Africa waxay dhegeysan karaan barnaamijyada Laanta Soomaaliga ee BBC-da oo aad ka heli kartaan 'satelaytka Yurub'.

Maalintii hal mar ayaad dhegeysan kartaan Laanta Soomaaliga oo kuu soo gudbineysa Wararkii u dambeeyey iyo waxyaabaha ka dhacaya Geeska Africa. Waxa laga maqli karaa wararka ka baxa Satelaytka Mowjadda Maqalka ah ee
BBC World GHz 10.853, lambarka 7.38 MHz, wakhtiga UK 18.00 GMT.
Habka lagu dhagaysan karo Satelaytka

TALLAABADA KOWAAD:

Saxanka sataleytka ku jeedi 'Eutelsat' 13 degree/darajo dhinaca bari, markaas raadi mawjadda BBC World. Haddii aadan garaneynin sida loo raadiyo satelaytka Eutelsat, waxaad u baahan tahay in aad la tashatid qof aqoon u leh sida loo xiro saxamada satelaytka.

Habka lagu dhagaysan karo Satelaytka

TALLAABADA LABAAD:

Marka aad heshid mawjadda BBC World taabo/ riix batanka maqalka ee ay ku taalo 'audio/radio' oo ku yaalla qalabka ' remote control-kaaga', waxaa kuu soo baxaya qoraal ah(Fiiri Masawirka)

Midkee (either)

TALLAABADA SADDEXAAD:

Adeegso talaabada Saddexaad ama Afaraad oo markaa raadi ilaa aad ka heshid barnaamijka Soomaaliga wakhtiyadan hoos ku qoran: 18.00 - 18.30 GMT (Waqtiga Caalamiga ah)

TALLAABADA AFRAAD:

Qabtayaasha (receivers-ka) qaarkood waxay u baahan yihiin in aad geyso qiyaasta mawjadda (frequency) ah 7.38 MHz si aad u maqashid Laanta Soomaaliga wakhtiyada aan kor ku soo sheegnay. Haddii wax dhibaata ah aad kala kulantid tallaabooyinka aan soo sheegnay la kaasho qof xirfad u leh habka loo rakibo sataleytka.


Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00

Warar BBC-da ee 24ka saac
Warar BBC-da ee 24ka saac
Sawirada masiibada doonta Lampedusa
Sawirada masiibada doonta Lampedusa

 Warar khaas ah
Munaasabad loo qabtay sanad- guuraadii kowaad ee qarixii Jasiirada Bali

 Warar khaas ah
Muran siyaasadeed oo ka jira dalka Kenya

 Warar khaas ah
Sanadgurada tobanaad ee dagaalkii Muqdisho oo 18 askari Maraykanka looga dilay.

 Warar khaas ah
Dacwad argagixiso oo laga wado maxkamadaha Kenya

 AFRICA NEWS
Bashir cancels visit to Istanbul
China pledges $10bn Africa loans
ICC seeking speedy Kenya trials

 AFRICAN FOOTBALL
Nigeria expects Aghahowa return
Gadaffi reconsiders Caf bid
Moroccans on the move

Bogag aan BBC ahayn
Hiiraan
Dahabshiil
Hornafrik
Stn-tv
Radio Hargeisa
BBC masuul kama aha bogagga kale ee internetka

 NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH

Tel:+ 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.