BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
11 Sebtembar, 2009, 21:05 GMT; 00:05 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Islaamka Siyaasadda
 
 Jaamacad Islami
Jaamacad Islami

Barnaamishka falanqeynta waxaa toddobaadkan looga hadlayaa Islaamka siyaasadda. Waa Barnaamish horey BBCda uga baxay, waxaa uu qayb ka yahay barnaamishyo taxane ah oo looga hadlayo Islaamka oo Ramadaanka loogu tala galay.

Islaamka siyaasadda ee laga hadlayo maanta waxaa barnaamishka ka qayb galaya Maxammed Xaaji Muqtaar, oo PHD ku sameeyay cilmiga taariiqda Afrika iyo taariiqda Islaamka.

Hassan Shiiq Cali oo maaddada xiriirka caalamiga ah ku sameeya PHD.

Maxammud Sh Dalmar oo diinta Islaamka ku taqasusay.

 
 
Magaca
Magaca Awowga*
Cinwaanka
Wadanka
Email
Telefoonka*
* Iqtiyaari
Fikradaada
 
  
BBC-du way dhici kartaa in ay tifaftirto fikradaada mana ballanqaadayso in dhamaan email-kaaga la daabaco.
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin