|
Falanqaynta Jimcaha
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Falanqaynta Jimcaha, waxaa todobaadkan ku soo qaadanaynaa dood ku saabsan doorashada dalka Maraykanka oo dhowaan ka dhacaysa
dalkaas.
Waxaa soo dhow waqtiga rasmi ahaan dalka Maraykanka ay ka dhacayso doorashada ay ku kala baxayaan musharaxa Demoqraadiga, Barack Obama iyo musharaxa u taagan xisbiga Jamhuuriga, John McCain. Waxay doorashadu ay dhacaysaa maalinta 4-ta ay tahay bisha November. Waxaanu sugnaaba, waxaa maalintaas sida ay doorashada u dhado iyo cidda ku guulaysata oo dhowaan la ogaan doono.
Waxaase la is waydiinayaa, muxuu dunida ku soo kordhin karaa kii noqoto labadooda in uu ku soo baxo doorashada? wax ma is badali doonaan dhinacyada dhaqaalaha, ammaanka iyo horumarka guud iwm? |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||