BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
Falanqeynta
27 Nofembar, 2009 - Published 18:43 GMT
 
Axmed Cali Cigaal
Barnaamijka Falanqeynta ayaan toddobaadkan waxaan idin kugu beddelnay barnaamijka khaas ah oo aan idin kugu tala galnay munaasabadda ciidda.
 
Arday Soomaaliyeed oo jooga Istanbul, ayaa halkan talooyin ku siinaya ardayda iyo guud ahaanba dhallinyarada.
 
Barnaamijka falanqeynta wuxuu ku saabsan yahay, xaaladda qaxootiga Soomalida ee ku jira xeryaha qaxootiga Keenya.

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin