BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
13 Nofembar, 2009, 15:37 GMT; 18:37 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Masar oo argagaxsan
 
Aljeriya iyo Masar ayaa berri Sabti isaga hor imaanay cayaar kubadda cagta ah oo lagu kala saari doono, labada midkii u soo bixi lahaa tartanka koobka adduunka.

Aljeriya waxay ku soo baxdaa wax kasta oo u dhaama in hal iyo eber looga badiyo.

Laakiin Masar si ay u soo baxdo kuma filna in ay cayaarta badiso hadday saddex gool ka sii sarreyn weydo Aljeriya.

Masar si loo dhiirri geliyo, waxaa socda warar aan la xaqiijin oo sheegaya in cayaartooyda Masar midkiiba loo ballan qaaday $300,000 haddii ay ka badiyaan Algeria.

Saddex cayaartooyda Aljeria ahina way dhaawacmeen ka dib markii la shiiday ama la dhagaxyeeyay baskooda.

Cayaartu waxay ka dhici doontaa Qaahira.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin