BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
07 Nofembar, 2009, 04:16 GMT; 07:16 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Ferdinand oo dhaawacan
 
Ferdinand
Ferdinand
Ciyaaryahanka difaaca uga ciyaara Manchester United, Rido Ferdinand ayay u muuqataa in uu muddo dheer dhaawac uga maqnaan doono ciyaarahaha.

Waxaa uu ka dhaawacan yahay kubka, waxaana uu ka maqnaan doonaa ciyaarta Manehcester ay Axadda la yeelanayso kooxda Chelsea.

Waxaa kaloo dhici karta in Ferdinand uu ka maqnaado ciyaarta saaxiibtinimo ee kooxda qaranka England ay la leedahay Brazil oo todobaadka soo socda ka dhacaya dalka Qatar.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin